Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xaalado adag kusoo arkay Doolow (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Doolow ee gobolka Gedo. Ergeyga waxaa safarka ku wehliya, ku xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Adam Abdelmoula oo sidoo kale ah Xiriiriyaha iyo Isuduwaha Hawlaha Bani’aadamnimada ee Hawlgalka … Continue reading Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xaalado adag kusoo arkay Doolow (Sawirro)